Level 1

New level


40 words 0 ignored

Ready to learn       Ready to review

Ignore words

Check the boxes below to ignore/unignore words, then click save at the bottom. Ignored words will never appear in any learning session.

All None

Ignore?
homemaking ability
waa awooda qofka guriga maamula
accomplishment
qof xirfad gaar leh
affection
u dabacsanaan qof ama xayawaan jeclaan u roonaan
attractiveness
soo jiidasho xiliga sariirta la jiifo
close friend
sxbka dhaw sida kan kursiga kula fadhiya
homemaking
qofka guriga maamula hadan og meesha ee dadka jjifanayaan
intelligence
waa qof awood waxbarsho leh hadana maskacdiisa aad u shaqeeneyso
leaddership
waa hogaamiyo aad ufiican
passion
waa farxad aad u weyn marka aad ku jirto
performance
waa hab ha fiicaando mise ha xumaado aad wax u qabatid
sense of humor
waa qofka dadka soojiita mar walba
earnings
waa lacag aad ka heshay meel aad ka shaqeesay
potential
waa farqiga u dhaxeeya
selfless
anaani ah
fashion
waa wax caan ah oo lagu sameeyo meelo gaar ah
sense
waa qofka si wanagsan wax u dareema
sensitivity
waa qof awood u leh inuu dadka kale uu dareemo
skill
xirfad inaad si wanaagsan u qabankarto
success
waa guul aad gaartay sida markaad waxbarashada aad dhameeso
warmth
waa marka aad xaalad farxadnimo ku dhax jirto
himself
waa asiga
herself
waa iyada
other
waxaa loo adeegsadaa marka aad sheegeesid dad aad horay u soo xustay
someone
marka aad sheegeesid qof aadan garaneyn
easy-going
waa qof iska faraxsan oo waxna ka wal waleynin hadan aan xanaaqeenin
egotistical
qof isku mooda dadka oo dhan inuu ka fiicanyahay
intolerant
dulqaad daro aan wax xamali karin
modest
waa qofka aan ka hadlin wax uu dadka u qabtay oo hadana ku faanin
organized
waa wax habeesan oo qorsheesan oo sidii la rabay ku dhamaadeen
unreliable
waa wax aan la aamini karin
sociable
waa qof dadka waqtigiisa la qeebsado
stingy
waa qof aan ogaleen inuu lacag dad siiyo oo ah shuxeex ama bakhiil
supportive
dhiiro galin
temperamental
waa qof mar xanaaqaayo hadana isla markiiba caadi noqonaayo oo dabeecadiisa saa ah
during
lagu gudo jiro
depressed
waa murugo weyn oo kasoolabaasho laheyn
ideal
waa wax wanaagsan sidii la rabay loo qabtay
interested
waa wax aad xiiseyneso
mad
xanaaq
brag
is faanin badanaabeen ah
Level 2