Level 1
Level 2

New level


38 words 0 ignored

Ready to learn       Ready to review

Ignore words

Check the boxes below to ignore/unignore words, then click save at the bottom. Ignored words will never appear in any learning session.

All None

Ignore?
accountant
waa qof xisaabiyahan ah
secret agent
waa wakiil ee dowlada wadan kale u dirsatay
air traffic controller
waa qofka ka shaqadiisu tahay diyaarada marka ee soo dageeso iyo marka ee baxeeso og
architect
waa qofka naqshadeeda guryaha
choir
waa koox ka heesta kaniisadaha ama meelaha ee xafladaha ka jirto
gossip
waa dadka daka xanta oo wax ka sheega waxyaabaha qof kale sir u ah
columnist
waa qofka maalin kasta joornaalka qura
comedian
waa qofka dadka ka qoslasiiyo
cook
waa qofka cuntada kariyp
landscaper
waa qofka dhula naqshadeeyo sida beeraha loogu abuuraayo
counselor
waa qofka dadka waanada siiyo
designer
waa qofka guriga alaabta taalo nashadeeyo oomeelaha kala dhigo
driver
waa qofka baabuurka wado
flight attendant
waa qofka ka shaqeeyo xanaaneynta macaamiisha diyaarda soo raaceyso
headhunter
waa qofka dadka shaqada u raadiyo
instructor
waa macalim dadka wax bara xirfad ama sport
intern
waa qof jaamacada ka qalin jabiyay oo ku jira tijaabo wax uu soo bartay
lawyar
abuukaate
pharmacist
waa qofka daawada gado
politician
waa qof siyaaysi ah
psychiatrist
waa qofka daaweeyo xayaawaanada
reporter
waa wariye
public speaking
waaqofka iska leh awooda inuu dad badan kula hadlo
veterinarian
waa qof lagu soo tabaray sida xayaawanada loo daabeeyo
advantage
waa wax aad dadka dheertahay
orchestra
waa koox isku xiran oo heesto
salaray
waa mushaar bil kasta la bixiyo
tan
waa dadka qoraxda isku dhigo
conventional
waa shaqooyinka iska caadiga ah sida xisaabiyo ah
enterprising
waa qof fikira oo hadana wax cusub keena
predictable
waa sadaalin wax lasaadaaliyo siiba mustaqbalka
realistic
waa qof si fudud wax ku aqbalaayo
social
waa qof inuu bulshada la kulmo jecel
conduct
waa isku xirka koox heeseyso
earn
waa meel aad ka shaeeqasay lacag aad ka heshoi
seem
sidee wax kula muuqdaaan
to sound
waa wax marka aad maqasho aad aqrineesid
probably
waxaa loo isticmaalaa wax badanaa sax ah
Level 3