Level 5
Level 6

New level


53 words 0 ignored

Ready to learn       Ready to review

Ignore words

Check the boxes below to ignore/unignore words, then click save at the bottom. Ignored words will never appear in any learning session.

All None

Ignore?
answering machine
canjalka lagu xirto taleefanada
calculator
waa makiiinada wax lagu xisaabiyo
hairdryer
makiinada tinta lagu qalajiyo
oven
waa mashiin cuntada lagu kululeeyo
refrigerator
filinjeer
flat-screen
dhalooyinka casriga ah oo karantada yar kaa cuneeso
washing machine
mashiinka dharka lagu dhaqo
control
awooda oo wadanka oo idil lagu maamulo
crack
shey markuu tirir galo
damage
wax markey dhaawac soo gaaraan
discount
markiii laguu sameeyo qiimo dhimis
landlord
qofka ijaarka guriga qaato
lens
weyneeso
lining
jaakada hoosteeda marada ku jirto oo bac bac da ah
mug
waa koob dheer oo gal leh
pair
waa labo sheey ooo isku mar la isticmaalaayo sida surwaalka oo kale
adjust
in wax la hagaajiyo oo meeshii ku habooneed la dhigo
break down
wax markey si khalad ah u istaagaan
charge
markii lacag lagugu soo dalaco
crash
markuu dhaco shil baabuur kasoo sababay dhaawac iyo dhimisho
deliver
qofka cuntada ama waraaqadaha dadka u geeya
flicker
dhabka yar yar ee holaca ka baxa
jam
markeey wadada aad u mashquulsantahay oo meel la maro laga waayo
leak
tubada markey biyaha dhif dhif ka dhahayaan
overheat
shey markuu kuleylka ka bato
purchase
habka aad wax u soo gadaneysid
repair
dayactir
replace
wax badalid
shrink
dharka markii la dhaqo ee isku kuduudmaaan
right away
isla markiiba aan soo daahitaan laheyn
skip
suubi ama ha suubinin
work
shaqo
by hand
marka aadan mashiin wax ku isticmaalin
over
dhanka . dhankaan meel sare ama meel fof wax u tilmaamid
pitcher
garaafaha biyo lagu cabo
dry cleaner
shaqo dharka lagu nadiifiyo iyadoo wax biyo la isticmaalenin
lampshade
waa qolafta ku hareereysan lambada
receipt
waa waraaq ku tusineyso inaad alaabta soo gadatay
store credit
dukaanka deynta baxiyo
refund
markaad wax gadato oo aad dhiibta lacag zaaid ah oo laguu soo celiyo
scratch
markuu jirka kaa xoqmo ama canjalada cdga ee xoqmato
stain
dharka markuu meel yar ee rinji kaaga halaabo
tablecloth
waa marada miiska la saaro
tabletop
aa miiska dushiisa
tear
waa markuu sheey jeexmo
temperature
waa heer kulka
well made
wax xoogan oo aadna u fiican
vase
wa gasaca la dhaxgaliyo ubaxyada
dent
shey markuu wax meel jug ku siiyosida markuu baaburka shil galo oo diismo
worn
shey waqti badan la isticmaalayaya
dirty
wasaq
solar-powered
waa mashiinka qoraxda soo jiida
undercook
cunto ceyriin ah
Level 7